Taliyaha AFRICOM & danjiraha Mareykanka oo booqday garoonka Berbera (Sawirro)

Taliyaha Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) Jeneral Stephen Townsend oo uu weheliyo Safiirka Maraykanka u fadhiya Somalia Larry AndrĂ© ayaa booqasho ku tagay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee magaalada Berbera. Waxaa halkaas ku soo dhaweeyey Taliyaha ciidanka Ilaallada Xeebaha Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Xuseen Faarax oo hoggaaminaya masuuliyiin kala duwan oo ka mida Dawladda … Continue reading Taliyaha AFRICOM & danjiraha Mareykanka oo booqday garoonka Berbera (Sawirro)